Tottenham 2-0 Aston Villa: Ben Davies iyo Heung-Min Son oo u diray Spurs wareega afraad ee FA Cupka.s

kooxda Tottenham oo soo bandhigtay ciyaaro cajiib ah kulamadii ugu danbeeyay oo ay ka mid aheed guushii dhawaan ee kooxda Chelsea ayaa 2-0 kaga badiyeen Aston Villa ee wareega saddexaad FA Cup .

Spurs ayaa ku qaadatay waqti dheer inay kala jabiyaan kooxda Villa, laakiin goolal soo daahay oo Ben Davies iyo Heung-Min Son ayaa jebiyey iska caabintii kooxda martida aheed.

Natiijadan ayaa waxa ay la micno tahay Spurs ayaa badisay lixdii kulan ee ugu danbeysay tartamada oo dhan.

Faallooyin