Akhriso: Magacyada musharaxiinta u taagan xilka Madaxweyninimo ee Somaliya

Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Somaliya ee dalkaan hoggaamin doona Afarta Sano ee soo socota.

Xilka Madaxweyne waxaa markii hore isku soo sharaxay 24 mudane, walow ay tanaasuleen 2 musharrax, waxaana hadda isku soo haray 22 mudane.

Musharaxiinta xilka Madaxweyninimo u taagan, ayaa kala ah:

Shariif Sheekh Axmed

Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke

Maxamuud Maxamed Culusow

C/qaadir Cosoble Cali

Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

Maxamed Cali Ameeriko

C/naasir Maxamed Cabdulle

Maxamed C/llaahi farmaajo

C/raxmaan C/shakuur Warsame

Jibriil Ibraahim Cabdulle

Cali Xaaji Warsame

Saciid C/llaahi Deni

Saciid Ciise Maxamuud

Xasan Sheekh Maxamuud

Maxamed Axmed Jabarti

Maxamed Cabdirisaq

Cabdulahi Cali Axmed

Cabdulahi Cilmooge Xirsi

Zakaiye Maxamud Xaaji

Bashiir Raage Shiiraar

Xaaji Maxamed Yaasin

Axmed Maxamed Cabdi

Faallooyin