Doorashada Aqalka hoose ee Somaliland oo dib uga bilaabanaysa Muqdisho

Doorashada Aqalka hoose ee Somaliland oo dib uga bilaabanaysa Muqdisho01 January 2017

Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee Somaliland ayaa maanta dib uga bilaabanaysa Magaalada Muqdisho, waxaana doorashada dib uga bilaabanaysaa Xarunta Gaadiidka Booliska.

Guddiga Doorashada Dadban ee dalka ayaa soo bandhigay Liiska dadka maanta tartamayo waxaana ka mid ah Ra'iisul Wasaare ku xigeenkii hore ee dalka Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan.

1483247133fb6a2.jpg

Comments