Daawo Sawirada: Weerarka lagu dilay afarta askari ee Israel u dhashay

Daawo Sawirada: Weerarka lagu dilay afarta askari ee Israel u dhashay08 January 2017

Nin Falastiini oo la socday gaari xamuul aha, ayaa wuxuu maanta afar askari ku dilay Magaalada Qudus, iyadoo 15 kalana uu ku dhaawacay.

Booliska Israel, ayaa sheegay in ninkaasi uu askarta weeraray, ka dib markii ay ka soo daggeen bas ay la socdeen.

Ninkii askarta dilay, ayaa isna toogasho lagu dilay, sida ay Warbaahinta u sheegtay haweeney u hadashay Booliska Israel, oo lagu magacaabo Roni Alsheich.

Roni Alsheich, ayaa waxay xaqiijisay afarta askari ee la dilay in mid ka mida ay haweeney tahay, iyadoona weerarkaasi ku sheegtay mid argagixiso.

Benjamin Netanyahu, Ra'iisal Wasaaaha Israel oo booqday halkii uu weerarku ka dhacay, ayaa sheegay in ay jiraan cadaymo muujinaya in ninkaasi uu ka tirsanaa Daacish.

1483897564b4b10.jpg

1483897566142db.jpg

148389756928584.jpg

1483897571ee3bc.jpg

1483897579d8ac6.jpg

1483897587f7c10.jpg

1483897624d9a40.jpg

1483897649011a4.jpg

14838976911022d.jpg

148389771007439.jpg

1483897736d2d39.jpg

1483897756347e5.jpg

14838978306824a.jpg

14838978338d9da.jpg

1483897835bc384.jpg

148389783917714.jpg

Comments