6 Talooyin muhiim ah uu ku saabsan cadeenta Ilkaha caafimaad qaba (1/6)

Ka hor inta aad balansan ama aadin xarunta ilkaha oo lacag badan kaaga baxeeso si aad u cadeeso ilkaha,isku day xeeladahan fudud. Marar badan, inyar oo ka mida ah caadooyinka caafimaad ayaad u baahan tahay si ilkahada u cadaadaan !

1. ka dadaal waxaad cunto ama cabto Wixii gala afkaaga ayay ilkahaga tusaan. Sidaas darteed haddii aad cabto casiirka madow ama shaaha, ama sigaar cabidda, waxaad filata in ay ka muuqdaan ilkahaada ,wax walba haddii uu midab leeyahay ka hor inta aadan gelin afkaaga, waxa laga yaabaa inay wasakheeyaan ama ku dhagaan ilkaha. Sidaa awgeed cuntada aad cuneeso ama cabeeso hadi ay midab leedahay ogaaw in aad markiiba rumayato

2. Hum dheh markaad cadayaneeso Waa in aad naftaada siisa ugu yaraan labo daqiiqo ood si buuxda u cadaydo ilkahaaga: Taasi waa inta ay qaadato in aad ka nadiifiso huurada bakteeriyada-buuxiyey. Isticmaal saacad ama sur waqti ilaaliye musqusha oo ku buuxi laba daqiiqo. Humm dheh ilaa ugu dambaysta!

3. u xaji cadaygaada sida qalin oo kale dadka qaar ayaa qaba in aad xoog u rumayato in ay tahay sida ugu wanaagsan ee loo saaro huurada. Habka ugu fiican ee waa in aad caday u qabato xagal 45-degree ka dhanka ah ciridka oo si tartiib ah u wareejiso, halkii aad dib iyo hor u wadi laheed u qabo cadayga sida qalin oo kale , si aad u xoqin ciridka.

4. Cab koob shaah ah Maalin Walba Flavonoids iyo maaddooyinka kale ee shaaha ayaa u muuqdaan in looga hortago jeermiska waxyeello ka duso ilkaha, iyo sidoo kale wax soo saarka ee xanniba nooc ka mid sonkor oo wax ka tarta godadka. Shaaha ayaa sidoo kale waxaa ku jira xaddi badan oo fluoride.

5. Si joogto ah u beddel Cadayga Iska tuur cadayga ama bedelo madaxa cadayga korontada laba ilaa saddex bilood kasta. Haddii kale, waxaad ku wareejineesa jeermiska afkaaga.

6. Isticmaalka luqluqashada Alcohol-Free Mouthwash Inta badan badan—biyaha alcoholka lagu luqluqdo waxay leeyihiin alcohol badan, taas oo qalajin karaa unugyada ee afkaaga, una nugleen karta bakteeriyada. Qaar ka mid ah daraasadaha xitaa ayaa soo jeedinaya xiriir ka dhexeeyo biyaha lagu luqluqdo ee alcoholka ay ku jiraan aalkolada iyo halis dheeraad ah ee kansarka afka. Si aad u nabad qabto ka taxadar, marka ay timaado doorashada dawada luqluqashada oo iska hubso.

Faallooyin