Friday 3rd of February 2017
Koobka Qaramada Afrika 2017: Cameroon 2-0 ku garaacday Ghana, waxayna finalka la ciyaaraysa Masar Sports |
Barcelona oo ka mid noqotay Kooxaha xiisaynaya saxiixa Ozil Sports |
Kooxda Chelsea hadii ay ka badiyaan Arsenal kulanka sabtida waxa soo dhamaanaya rajadii Koobka horyaalka ee gunners iyo kooxaha Kale. Sports |
Madaxa xuquuqda UN oo ku baaqay in la joojiyo xadgudubyada xuquuqda ka dhanka ah Muslimiinta Rohingya Caalamka |
Qaramada Midoobay oo soo saartey digniinta abaarta ee soomaaliya Somali |
Iskuulada gobollada Anglophone ee Ingiriiska ku hadla ee Cameroon oo weli xiran iyadoo dhibaatada ay sii xoogeysanayo dalkaasi. Caalamka |
Maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda (ICJ) oo sii wadi doonto dhageesiga maxkamada ee muranka badda Soomaaliya-Kenya. Somali |
In ka badan 2 milyan oo Kenyan ah oo khatar ugu jira gaajo Caalamka |
Boqorka Urdun oo uga digay Trump in safaaradda Maraykanka ee Israa'iil loo wareejiyo dhulka la haysto ee al-Quds. Caalamka |
Baghdad oo ka cadhoodeen erayada Trump ee ku saabsan doorka Iran ee deriska la ah Ciraaq Caalamka |
Thursday 2nd of February 2017
26,000 oo qaxootiga Soomaalida ku nool Kenya oo uu saameeyay sharciga socdaalka Trump. Somali |
Trump oo ku eedeeyay Raiisul wasaaraha Australia inuu isku dayaya inay uso dhoofiyaan Maraykanka 'qarxiyayaasha Boston' Caalamka |
Maamulka Maraykanka oo sheegay in dhammaan Muslimiinta da'a walba leh ay khatar ku yihiin ammaanka dalka Caalamka |
Rag hubeysan oo shan qof ku dilay xadka Nigeria-Cameroon Caalamka |
Garsoore Maraykanka oo amray in dad Yemeniin ah oo ku xayiran dalka Jabuuti loo ogolaado in ay soo galaan US. Caalamka |
Dhageysiga Khudbadaha Musharaxiinta oo Xarunta Baarlamaanka ka bilaabatay Somali |
Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo go aamiyay dooda musharaxiinta in la qabto Isniinta soo socota Somali |
Kenya oo ciidamo badan u dirtay deegaanka Carabiya ee Waqooyi Bari oo Shabaab ay weerareen Somali |
Saddex qof oo shuban biyood ugu geeriyootay Gobolka Shabellaha Dhexe Somali |
Xoogaga Shabaab oo weerar askar lagu dilay ka fuliyay deegaanka Carabiya ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya Somali |
Musharaxiin ay ka mid yihiin Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh oo maanta Baarlamaanka Khudbad ka hor jeedin doono Somali |
Laba ruux oo ku dhintay iska horimaad xalay ka dhacay Magaalada Boosaaso Somali |
Gen. gaafoow, Somali |
Wednesday 1st of February 2017
Tuesday 31st of January 2017
Guddiga Doorashada oo ku dhawaaqay in gebi ahaanba la joojiyay doodii musharaxiinta Somali |
Madaxweyne Ku xigeenka Puntland: Dowladda waa inay wax ka qabataa Maraakiibta Kheyraadka iska guranaya Somali |
Xildhibaan ka mid noqonaya Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Magaalada Garowe Somali |
Musharaxiinta Madaxweynaha Somaliya oo isku khilaafay dood ay maanta ku lahaayen Magaalada Muqdisho Somali |
Dowladda Somaliya oo Donald Trump ugu baaqday in uu ka laabto qaraarkii uu Somalida kaga joojiyay Mareykanka Somali |
Baqdin ka jirta Degmada Afmadow, ka dib markii Shabaab lagu arkay duleedyada degmadaasi Somali |
Internet la'aan maanta ka jirta Magaalada Muqdisho Somali |
Laba qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay maqaaxi ku taala xaafadda Haanta-dheer ee Degmada Dayniile Somali |
Malaaq Maxamed Cali oo xalay lagu dilay Degmada Dharkiinley ee Gobolka Banaadir Somali |
Sunday 29th of January 2017
Tababare kooxda Liverpool oo ka hadlay hadii laacibka kooxda Sadio Mane uu ciyaari doono kulanka Chelsea. Sports |
Isku aadka wareega shanaad ee FA Cup oo caawa la samaynayo Sports |
Orodyahanka UK Mo Farah oo ka walwalsan sharciga midab takoorka ee Trump Caalamka |
Codsiga UK ee lagu joojinayo booqashada Trump oo helay hal milyan oo saxiix ah Caalamka |
Kanada oo siin doonaan degenaanshaha ku meel gaarka ah dadka ku xayiran ganaaxa safarka Trump Caalamka |
Dibad baxayaasha Maraykanka oo cambaareeyay xayiraadda safarka Trump ee quruumaha Muslimka Caalamka |
Midowga Afrika oo ka doodayaan in dalka Morocco ay dib ugu biiraan Midowga Afrika Caalamka |
Boqorka Saudiga iyo Trump oo ka wada hadlay arimaha ku saabsan sida loo wajihi lahaa Iran iyo la dagaalanka argaggixisada Caalamka |
Sheekha caanka ee dalka Ciraaq oo doonayo Maraykanka laga ganaaxa dalka ka dib go'aanka Trump ee Muslimiinta Caalamka |
Shabaab oo todobo ruux ku xiray Tuulo Barwaaqo oo lagu dilay Sarkaal Shabaab ka tirsanaa Somali |
Wasiirka Xanaanada Xoolaha: Lo'dii Sacuudiga laga soo celiyay Haweenay Masaari ah ayaa sabab u aheyd Somali |
Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo sheegay inay ka feejigan yihiin Musuq maasuq ka dhaca Doorashada Somali |
Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay wado laami ah oo isku xiri doonta Bandar-Bayla iyo Degmada Qardho Somali |
Ciidamada dowladda oo howlgalo ka wada Degmada Mahadaay iyo duleedyadeeda Somali |
Somaliland oo soo saartay go'aano cusub oo ku aadan Baasaboorka Somaliga Somali |
Dabley hubaysan oo Masjid ku yaal dalka Canada ku dishay 5 ruux Caalamka |
Sunday 29th of January 2017
R/Wasaare Ku Xigeenka oo shir guddoomiyay Guddiga Suggida Amniga Doorashooyinka (SAWIRRO) Somali |
Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo soo gaba gabeeyay diiwaangelinta musharaxiinta Somali |
Wiilashii kufsiga ka gaystay Galdogob oo lagu xukumay xabsi u dhaxeeya 5 illaa 10 sano sano (Daawo Sawirada) Somali |
Axmed Madoobe oo booqday Bukaanada ku jira Isbitaalka weyn ee Magaalada Kismaayo (SAWIRRO) Somali |
Xildhibaan Maxamed Sheekh: Baarlamaanka Hirshabelle fasaxna ma'ahan shaqana ma qabto Somali |
Ciidamada Dowladda oo hawlgal qorsheysan ku dilay Taliyihii Ciidamada Al Shabaab ee Gobolka Gedo Somali |
Dagaal Khasaare geystay oo Shabaab iyo Amisom ku dhexmaray Degmada Qoryooley Somali |
Xasan Sheekh: Waan u hogaansamayaa habraaca iyo nidaamka doorashada Guddiga Somali |
Kooxo hubaysan oo Ganacsade caan ahaa xalay ku toogtay Magaalada Baledweyne Somali |
Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo sheegay 16 Musharax inay isdiiwaangeliyeen Somali |
Saturday 28th of January 2017
Hogaamiyayaasha wadamada Peru, Colombia oo balanqaaday inay Mexico taageerayaan ee siyaasadaha ka dhanka ah madaxweynaha Maraykanka Trump Caalamka |
Guddoomiyaha Deegaanka Garissa Jaamac oo doonayo dawlada qaran in ay laba jibaaraan dadaalka dagaalka ka dhanka ah abaarta Caalamka |
Xildhibaanka Degmada Balambala ee Deegaanka Garissa Oo Ku Eedeeyay Xukuumada Jubilee Inay u Isticmaalayaan Saraakiisha Jiifasha in Lagu Maasuqo Doorashada Soo Socota Caalamka |
KDF oo soo bandhigtay tirada saxda ah ee askarta lagu dilay Soomaaliya Caalamka |
Al-Shabaab oo qorshaynaya in ay weeraraan xarumaha waxbarasho ee Nairobi iyadoo loo isticmaalayo dumarka Caalamka |
Madaxa Qaramada Midoobay oo ka qayb-galaya shir madaxeedka Midowga Afrika ee 28-aad ee dalka Itoobiya Caalamka |
Gambia: ECOWAS oo yareen doona ciidamada la geeyay Gambia ka dib markii uu dalka ku soo laabtay madaxweynaha cusub ee Barrow dalkaasi. Caalamka |
Midowga Afrika oo Amisom ka dalbatay inay jawaab ka bixiyaan weerarkii Kulbiyow Somali |
Mucaaradka Kenya oo dowladda ka dalbaday ciidankooda in Somaliya laga soo saaro Somali |
Xasan Sheekh iyo C/raxmaan Faroole oo kulan Muqdisho ku wada qaatay Somali |
Saddex ruux oo ku geeriyootay qarax ka dhacay duleedka Baledweyne Somali |
Kenya oo sheegtay weerarkii Kulbiyow in looga dilay 9 Askari Somali |
Daacish oo 9 ruux kala degtay gaari maraayay duleedka Degmada Qandala ee Gobolka Bari Somali |
IGAD oo ka digtay weerarada Shabaab ay ka geystaan Somaliya Somali |
Page 1 of 2495: 1234...2495